Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Daamanka qeybta gudaha ayaa i xanuunayso?
(1/1)
Sophia:
wxn qaba sual an donayo inan halkan kuso gudbiyo dhakhtar wxn isku arka marmarka qaarkod damanka qaybta gudaha iney I xanunan kadib na bararan o midab cadana ah yeshan o malax iyo dhiig kayimado kadibna Mesha dilacdo asbucyo kadibna fiicnaado marka cudurkas muxu yahay wadna mahadsantihin
SomaliDoc:
Xanuuno badan ayaa ku dhaca afka gudihiisa, laakiin qaabka aad u sharxaysid waxay ubadan tahay in cabeeb ama umulow uu yahay, laakiin aragti ayaa lagu kala gartaa ee fadlan dhakhtar la xiriir.
Akhriso qoraal ku saabsan cabeebka: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=1092.0
Navigation
[0] Message Index
Go to full version