Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Waxaan dareemaa xanuun xiliga aan kaadshayo?
(1/1)
Zakariye ahmed:
Scw Dr dhamantin wxan darema qarac Iyo xanuun xiliga an kashayo mararka qaarna shahwada aya arka xiliga kadidu soconayso amaba so raacda kadida mxa Sababa mxase lagu daweyn kara Wa mhdsan tahy
SomaliDoc:
Jirka oo ku xanuuno ama dareentid in wax lagaa siibayo oo kale markaad kaadinaysid waxay astaan u tahay in infekshanka kaadi mareenka ah uu ku hayo ee faahfaahinta ka akhriso qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=3237.0
Navigation
[0] Message Index
Go to full version