Author Topic: Su'aal: Meel timaha lagu beero oo muqdisho ku taallo?  (Read 4106 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Cade Hasan

  • Newbie
  • *
  • Posts: 1
  • Points: +0/-0
Su'aal: Meel timaha lagu beero oo muqdisho ku taallo?
« on: May 17, 2017, 12:04:48 PM »
asc dhamaan bahda somali doc waa idin salamya Gaar ahaan drka sida wngsan bulshada u caawiya intaas ka dib sual ayaan qabaa waana sidan
Doctor maalamahan danbe waxaan aragnaa iyadoo wepsetyada la soo dhigayo meel timaha lagu beero oo muqdisho ku taala ama saliido timaha ilaaliya dadka siiya marka doctor meshaas mxd ka ogtahay howlaha ay shegayan gurantee ma tahay mise waa dad lacag raadis ah maxaase impact ka iman kara timaha la beero ama saliidaha kobciya la siiyo thnks alot dr




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Meel timaha lagu beero oo muqdisho ku taallo?
« Reply #1 on: November 19, 2017, 10:23:45 AM »
Qaabka saxda ah ee tinta lagu beeri karo waa sidatan ee qoraalkaan ka akhriso: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=7624.0

Mana garanayo in Muqdisho laga helo dhakhaatiir ku takhassustay timo beerista.
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal: Maxaa lagu daaweeyaa Agoolka "Dandruff"?

Started by CmqalinleBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 3
Views: 106951
Last post January 06, 2015, 08:30:19 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Maxaa keeno Waji Saliida? Maxaa lagu daaweeyaa?

Started by HaykalBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 64470
Last post February 16, 2016, 10:07:14 PM
by SomaliDoc
"Shooga Dhaqanka" Waa Dhibaato Qurbaha Lagu Arko.

Started by SomaliDocBoard Qaybta Wacyi Galinta

Replies: 0
Views: 29281
Last post January 17, 2017, 05:34:31 PM
by SomaliDoc
Sidee loo beeraa ubadka maxana looga bahan yahay haweeneyda lagu beerayo?

Started by BilaalBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 5
Views: 53625
Last post December 21, 2009, 07:54:40 PM
by SomaliDoc
Ilma yar oo markuu hadlayo, hadalka ku dhex nax naxa, maxaa lagu tilmaami karaa?

Started by CilmiSabcaBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 4
Views: 34531
Last post December 08, 2012, 08:59:58 PM
by CilmiSabca