Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Maxaa keeno nabraha kasobaxo xininyaha?

(1/1)

Liirasta:
Asc bahda cafimaadka somalidoc
 
Dr  waxaan isku arkey nabro oo wato cuncun aad  ubadan markan  taabto qooraha aadbey ii cuncunaan Dr maxaa keena

SomaliDoc:
Nabraha ka soo baxo qooraha waa kala duwan yihiin, kuwa wato cuncunka waxay u badan yihiin inuu keenay caabuqa fangaska laakiin aragti ayaa lagu kala gartaa, fadlan la xiriir dhakhtar si loo fiiriyo, talane lagaaga siiyo.

Navigation

[0] Message Index

Go to full version