Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Maxaa sababa in qofka codkiisa yaraado?

(1/1)

AbuMuhammad:
Asc wr wb. Waan idin salaaamay marka hore Somalidoc aad ayaan ugu farax sanahay howsha aad wadaan e bulshada uheysaan waaana ku mahadsan tihiin dhamaantiin.
Waxaan qabaaa su'aaal ah : Maxaa sababa in qofka codkiisa yaraado? tusaale marka qof uusan ku jeedin amaba taleeefanka iskala hadleysaaan waxa u umaleyna ilma yar Mararka qaaarna dumar.
Ma jiraa xal Arintan ku aaadan o daaaawo ah??
Waaa mahadsan tihiin.

SomaliDoc:
Horay ayaan uga jawaabnay su'aal tan la mid ah ee faahfaahinteeda ka akhriso halkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=7602.0

Navigation

[0] Message Index

Go to full version