Author Topic: Su'aal: Waxaan isku arkay qufac riiraxyo leh?  (Read 4452 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Degmoo

  • Newbie
  • *
  • Posts: 1
  • Points: +0/-0
Su'aal: Waxaan isku arkay qufac riiraxyo leh?
« on: May 20, 2017, 11:23:55 PM »
asc waan salamaay somalidoc waxan rabaa ina iga jawab su.aal. waxan mudo badan isku arkayay qufac  riiraxyo ah  markuu kuleelka jirana qufac saaid ah iyo neefta igu dhagaysa marmarna waxaan is isku arkay inaa dhiig tufo marka ordo oo xuurtoodo ama qaado waxyaalobadan daalo dhig  soo tufayo dhaqtar u tagay elerji  waaye i dhahay    taas lafteeda ku arkay gaber walaashay ah ayadana dhiig tuftay.marka doc muxuu noqon karaa xanuunkas waaku wareeray dhaqtarna baarid badan sameeyay waa elerji     




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Waxaan isku arkay qufac riiraxyo leh?
« Reply #1 on: November 28, 2017, 02:03:53 PM »
Riiraxyada kaligeed iyo qufaca wuu noqon karaa Allarji, laakin haddii aad dhiig tufaysid waa in baaritaan dhinaca sambabada iyo wadnaha lagugu sameeyaa si looga shakki baxo xanuuno keeno in qofka dhiig tufo, qufacne la yimaado, waxaa xanuunadaas ka mid ah: Tiibishada, Wadne xanuunka iyo cillad xididada sambabada ku dhacdo.

Fadlan akhriso qoraal aan hadda ka hor kaga hadlay waxyaabaha riiraxyada keeno iyo siyaabaha lagu kala garto: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=4948.0
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal: waxaan hada wax ka bartaa blood vessels, health & blood components?

Started by AbdikaniBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 26166
Last post January 29, 2012, 10:50:28 PM
by Dr.Adnan
Su'aal: "Sixirka" iyo jirada "schizophrenia" ma isku mid baa?

Started by NaaleBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 8
Views: 26844
Last post April 20, 2015, 12:29:25 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Hooyaday oo waayeel ah ayaa waxaan ku aragnay wareer aad u xoog badan?

Started by GantaalBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 25129
Last post November 01, 2011, 10:39:11 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Waxaan rabaa inan halkan idinku so gudbiyo dhowr xanuun?

Started by C.risaaqBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 10041
Last post January 09, 2016, 03:27:06 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Markaan socdo waxaan dareemaa in uurjiifku uu dhaqaaqa joojiyo?

Started by Umu MohamedBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 9680
Last post February 12, 2016, 08:11:39 PM
by SomaliDoc