Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Naas nuujintu miyay saaman ku leedahay caadada?

(1/1)

Shanfool1:
Naas nuujintu miyay saaman ku leedahay caadada
Miyayse dibu dhigi kartaa  xiliga caadada  illaa inta naaska uu jaqayo ilmuhu

Uurse ma qaadikartaa  xiligaa
Mahadsanid dr

SomaliDoc:
Haa, naas nuujintu saameyn wey ku leedahay wareegga caadada iyo uurka labaduba.
Maadaama hormoonka caanaha kontaroola ee prolactin loo yaqaano uu kacsan yahay xilliga naas nuujinta hooyooyinka qaar isku arkaan caadada, qaarka kalane way ka wareertaa, qaarne uur maba qaadi karaan maadaama hormoonnada uurka qaabilsan ay aad u hooseeyaan nuujitna awgeed.

Navigation

[0] Message Index

Go to full version