Author Topic: Su'aal: wajiga ayaa findoob IGA soo baxeen?  (Read 13458 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Khadar mahamed hassan

  • Newbie
  • *
  • Posts: 3
  • Points: +0/-0
Su'aal: wajiga ayaa findoob IGA soo baxeen?
« on: April 18, 2017, 05:05:08 PM »
Asc Dr hadaan su aasheyda waxey tahay wajiga ayaa findoob IGA soo baxeen I'm muda ah ayee igu yaaleen ilaa mahadii weena IGA reesteen lkn waxey wajiga igu reebteen dulduleelo marks Dr maxaa u room dulduleelahaas wajiga igu yaal wax bamaata eh in aad iisheegto Dr mahadsanid jawaab?




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: wajiga ayaa findoob IGA soo baxeen?
« Reply #1 on: August 09, 2017, 11:06:38 AM »
Findoobku markuu raysanayos dadka qaar wuxuu ku reebaa dulduleelo wajiga ah, taasoo loo yaqaano "Acne holes", waxaa jira qaabab kala duwan ee lool tacaalo dulduleeladaas waxayse ku xiran yihin nuuca dulduleelkaaga iyo heerka ay gaarsiisan yihiin, waxaa dawooyinka ka mid ah Kareemyo la marsado, qalliin laser ah, dulduleelada oo lagu buuxiyo waxyaabo loogu talagalay oo loo yaqaano "Synthetic fillers" iyo qaabab kale.

Fadlan haddii ay arintaan welwel kugu hayso la xiriir dhakhtar maqaarka kugu takhasusay si uu kuu arko, talane kaaga siiyo, haddii ay arintaasi kugu adag tahay, fadlan fariintaada iyo sawirrada wajigaaga noogu soo dir bogga Facebook: https://www.facebook.com/HealthySomalia/
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco: