Author Topic: Su'aal: Sidee loo daaweyni karaa infection ka?  (Read 3159 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Umeyma sheikh

  • Newbie
  • *
  • Posts: 1
  • Points: +0/-0
Su'aal: Sidee loo daaweyni karaa infection ka?
« on: May 22, 2017, 01:55:59 PM »
Asc somalidoc salaan

Su'asheydu waxay tahay sidee loo daaweyni karaa infection ka ku dhaca farjiga dumarka
Waa midleh cuncun dawooyinka markaa cunto xoogoo kadib hadana wuu soolaabanaa cuncunkiii




Offline Akhaa Binu Jowhari

  • Sr. Member
  • ****
  • Posts: 130
  • Points: +0/-0
  • Biyahaan fiiqsi loo liqin, iyo hadalkaan fiirsi loo oran feerahay wax yeelaan.
Re: Su'aal: Sidee loo daaweyni karaa infection ka?
« Reply #1 on: November 26, 2017, 04:43:33 PM »
 Fadlan halkan ka akhriso jawaabtada.

http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5709.0
Allow Dhakhaatiirteenna Noo Dhowr Meel Walba Oo Ay Joogaan.

Aamiin Aamiin.