Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Dhibane gynecomastia naaso barar?

(1/1)

Sadaq:
ASC dear Dr Abdulahi mahdi

Waxan salamaya dhaman bahda somalidoc

Dr waxa dhibaato igu haya naaso bara waxana isku arkay xili qangaarkey hada da'daydu waxeytahay 23 jir misankeyguna wa 67kg mar walbo misankeygu kordho wa si waynanaya Dr waxan donaya dhibatadan ina xal uhelo
Dhaqatir ayan la kulmay waxay i dhahen wa wax iska cadi way baba'ayan dhibato caafimad iguma hayso lkn bulshada ayu iga dhax saaray Dr ado mahadsan

Xagee ka hela dhaqtar aqoon u leh gynecomastia?

Dhaqatiir qalin ku subiso dalka lagama helaa?
Qalinkisa ma fududyahay sacado inte la'eg ayu qadani?
Dawoyinka lo qaato waa nocee?

SomaliDoc:
Aqoon u yeelo cilladaan waxay ay tahay iyo waxa keeno, kuwa la daaweyn karo iyo kuwa qalliinka aan looga maarmin, akhriso qoraal ku saabsan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5855.0

Navigation

[0] Message Index

Go to full version