Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

SU'AAL: DAAWOOYINKA GYM KA DHIBAATO MA U KEENAA RAGANIMADDA?

(1/1)

Alirufaci:
asalamu aleikum doc waxaa aad idinkaga mahad celinayaa howsha aad bulshada u haysaan alle ajar ha idinka siiyo

su aashaydu waxay tahay hadaan isticmaalo daawooyinka gym ka sida daawada ladhaho (  WHEY PROTEIN )  ma dhibaato ayu leeyahay xagga biyaha ragnimadda mase leedahay dhibaatooyin kale qofka isticmaala ( GORILLA GAINS WHEY PRITEIN ) waxaan doonayaa faahfaahin kusaabsan isticmaalkiisa iyo dhibaato caafimaad dhan walbo  hadduu leeyahay JAZAAKALLAAH

SomaliDoc:
Arrinta ku saabsan daawooyinka Gym-ka ee saameynta ku leh ragannimada horay ayaan qoraal uga diyaariyay ee halkaan ka akhriso: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=3797.0

Midda ku saabsan "Whey protein" iyo waxa laga sameeyo iyo talooyin ku aadan, qoraalkaan kale ka akhriso: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=7443.0

Navigation

[0] Message Index

Go to full version