Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Madax xanuun soo noq noqda?
(1/1)
Mohamed Ahmed Qabaase:
dhaktar marka hore waad mahadsan thy matka xigta waa waxaan kaa codsaneyaa inaad igala taliso madax xanuun soo noq noqda dhawrkii cishaba mar maxaan u qataa ama aan isaga daweeeyaa
SomaliDoc:
Madax xanuunku waa nuucyo badan yahay, waxaa haboon marka hore inaad ogaatid nuuca madax xanuunkaaga, kadib ayaa talo lagaa siin karaa, akhriso qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=298.0
Waxaad kaloo link-gaan hoose ka sii gashaa qoraal ku saabsan siyaabaha dabiiciga ah ee madax xanuunka loola tacaalo: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5997.0
Navigation
[0] Message Index
Go to full version