Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
SU'AAL: JILBAHA IYO KALAGOOYSYO XANUUN?
(1/1)
Ilyas Abdikarim:
Dr marka hore waan kusalaamayaa salaan kadib Dr waxaan isku arkaa jilbo xanuun zaaid ah mararka qaar markaan socdo sidi in laf jabantahay ayey u dhawaaqeysaa wax jug ahna majirto sidookale xusulka gacanta saas oo kale ayuu ii xanuuna wuuna dhawaaqaa markaan kor utaago asna jug majirto hadana inee jabantahay cml ayaan dareemaya mana jabno Dr adoo mahadsan arinkaa wax iga Dhwh mahadsanid
SomaliDoc:
Kalagoysyada oo ku xanuuna, shanqarne yeesha iyadoo aysan jug ku gaarin waxay tilmaan u tahay xanuunka "Arhtirits", wixii faahfaahin xanuunkana ku saabsan, astaamaha kale ee lagu garto iyo waxyaabaha keeno ka akhriso ling-gaan: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,403.0.html
Navigation
[0] Message Index
Go to full version