Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Maxaa keeno ilka suuska?
(1/1)
Ilyas Abdikarim:
Asc dr adoo mahadsan waxaan isku arkaa ilkaha qaar oo kor ka qodmaya iyo goosaha oo ixanuunayo markaan wax macaan cunayo iyagoo madoobaaday goosaha qaar wali ma wada moobaanin lkn wuu kusocdaa maxaan ku daaweyn karaa maxaase uga hortagi karaa Dr Mahadsanid inbadan Dr waan kaaga mahad celinayaa sidaad suaalahena aad uga soo jawaabtid
SomaliDoc:
Cilladaasi waa suu ama bololka ilkaha, ka baro casharkaan waxa keeno cilladaan, siyaabaha looga fogaado iyo qaabka loola tacaalo: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=589.0
Navigation
[0] Message Index
Go to full version