Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Dhiig Afka ka yimaado?
(1/1)
Abdikarim Mahamud Abdi:
Suasheyda waxa ay thy dhiig Afka ka yimaado ayadoo aanan nabar ku oolin inta badan waxa isku arka af hur maxa sababa Mahadsanidin SomaliDoc
SomaliDoc:
Dhiig afka ka yimaado nabar la'aaan waxay u badan tahay inuu ciridka ka socdo, waxaana keeni karo in Vitamin C-ga kugu yar yahay ama ciridku uu jiran yahay, akhriso qoraal ku saabsan cirid xanuunka: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=1409.0
Navigation
[0] Message Index
Go to full version