Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Futo xanuun?
(1/1)
Yarkaceerigaabo1:
Asc Dr suaashaydu waxaytahay
Waxa in isku arkay baridhowayd cilad aanan hore ulahaanjirin futada gidaarkeda labada badhyood udhaxaysa e girgiradeeda debeda ayaa I dildilaacaya kadib dhiig ka imanayaa markaan saxaroonayo taas oo igukeenta xanuun badan markaa marar ayay iiboskootaa kadib gadaal hadana usoonoqotaa hadda dhowaanahan waxad moodaa in xanuunkii xaga sare e futada meesha xaarku soomaro usiigudbayo markaa waxan isagaba shakiyey bawaasiir, muxuuyahay waxaas Dr ,markaan saxaroodo dhiig casaan saafi ah ayaa IGA imanaya oo weliba xadibadan ah
Waadmahadsantahay
SomaliDoc:
Cilladaan waxaa loo yaqaanaa "Futo dillaac", afka qalaadne lagu dhaho "Anal fissure" waa cillad lagu qaldo baabasiir, halka hoose ka daawo video aan kaga hadalnay labada cilladood iyo farqiga u dhaxeeyo:
Navigation
[0] Message Index
Go to full version