Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Wadno garaaca xiliga uurka?
(1/1)
Rayaan2016:
Maxaa keeno wadne-garaaca xilliga uurka?
SomaliDoc:
Wadne garaaca xilliga uurka la dareemo waa cabasho ku badan hooyooyinka qaar, waxaana keeni kara asbaabo badan oo ay ka mid tahay dhiig-yarida, dareeraha oo jirka ku bato taasoo culeys saarto wadnaha, lugahane ay bararaan, haddii cillad gaas ay jirto iyadane waa la dareemaa wadne garaaca, fadlan akhriso qoraal aan kaga hadalnay dhibaatooyinka uurka la isku arko: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=1203.0
Navigation
[0] Message Index
Go to full version