Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Waxaa isku arkay ilawsho tiro badan?

(1/1)

Hodan abdi:
Asc doctor aad ayaa u mahad santahay waxan rabaa inaa iga jahil bixiso arin cafimad ku sabsan doctor waxa isku arkay ilawsho tiro badan maaha cashirada school o kaliya waan ilowba xata waxa hada dhow so maray inaa dib u raadiyo maahe waxa kalo isku arkay wax hubin tiro badan albabka ma xirtay ku fakara dhabka ma damisay iyo shaqo badan oo xaga maskaxda ah iyo daal thanks doc

SomaliDoc:
Sida ka muuqato cabashadaada waxaad u baahan tahay waraysi dheeraad ah si loo ogaado warbixinno ka maqan warbixintaada, laakiin waxaan filayaa hilmaankaaga inuu xiriir la leeyahay maskaxdaada oo aad u mashquulsan, taasoo ay ku taagan yihiin arrimo badan oo kugu soo noqnoqnayo waxayna arintaan astaan u tahay cilladda stress-ka iyo isku-buuqa, akhriso qoraal ku saabsan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=1704.0

Haddii aad u baahan tahay in toos laguu waraysto, wixii talo dheeraad ahne lagugu caawiyo, ku soo biir barnaamijka dhakhtarka la sheekeyso adigoo fariin ku soo dira qeybta messages-ka ee boggeena Facebook: https://www.facebook.com/HealthySomalia/

Navigation

[0] Message Index

Go to full version