Author Topic: Su'aal: Waa maxay dhididga faraha badan?  (Read 2755 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Balqiisahaaji

  • Newbie
  • *
  • Posts: 23
  • Points: +0/-0
Su'aal: Waa maxay dhididga faraha badan?
« on: May 31, 2017, 10:49:33 PM »
asc ramadan Kariim Dr adi iyo inta kaa caawisa la talinta dadka Soomaalida iyo baraarujinta caafimaadka jazakalaah khayr  dr hadii su'aashayda ugudbo waxaa ii jooga wiil 4 sano iyo bar jira marka wiilkaygu ilmaha kale la dheelayo aad buu udhididaa caruurta kale na waa cAADI xitaa isagoo Iska fadhiya wuu dhididaa Dr arintan walwal bay igu haysaa maxaan sameeyaa




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Waa maxay dhididga faraha badan?
« Reply #1 on: January 05, 2018, 08:27:36 PM »
Haddii cunuga miisaankiisu uu fiican yahay, cunno cunistiisuna ay caruurta kale la mid tahay wax dhib ah maahan in dhidid badan uu leeyahay sababtoo ah dadku way ku kala duwan yihiin arintaas, sababtoo ah dadka qaar ayaa qanjirrada dhididku aad u shaqeeyaan, arintaas oo loo yaqaano "Hyperhidrosis". laakiin haddii cillad kale oo caafimaad ay jirto sida miisaankiisa oo sii lumayo, qufac, qandho, cunno xumo waa muhiim inaad dhakhtar la xiriirisaa si loo baaro.
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Waa maxay "Garguurato" ama "Uuryaal"?

Started by KamalBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 67976
Last post May 22, 2009, 01:41:01 PM
by SomaliDoc
Waa maxay "Angina"?

Started by SomaliDocBoard Cudurrada Guud

Replies: 0
Views: 71170
Last post February 05, 2008, 07:56:57 AM
by SomaliDoc
Su'aal: Waa maxay "Burseelku"?

Started by Ahmed_IndhayareBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 2
Views: 64010
Last post September 01, 2009, 02:23:15 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Waa maxay "gynecomastia"?

Started by AnassmBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 48546
Last post May 06, 2018, 01:17:25 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Waa maxay "Priapism"?

Started by Ahmed_CarabBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 46628
Last post January 22, 2019, 08:47:10 PM
by SomaliDoc