Author Topic: Su'aal: Calooshaa layga hayaa?  (Read 3151 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Kaltuun

  • Jr. Member
  • **
  • Posts: 33
  • Points: +0/-0
Su'aal: Calooshaa layga hayaa?
« on: June 01, 2017, 06:09:40 AM »
asc dr ramadaan mubaarak aad baan kuu salaamayaa salaan ka dib suashayda waxay tahay calooshaa layga hayaa gaastarik ban qabaa  caloosha dhanka bidix haba udarnaatee bisbaaska hadaan cuno calooshaa igu soconaysa waliba markaan saxaroonayo waxaad moodaa in bisbaas malawadka layga mariyey calooshana xanuun hada waliba suxuurta bay ixanuuntaa malays dhihi karaa gaaska nabaro igu sameeyey bal wixii talo dr bankaa sugayaa .
aad baan kuugu mahad celinayaa




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Calooshaa layga hayaa?
« Reply #1 on: January 10, 2018, 07:41:23 PM »
Maya, la isma dhihi karo nabro ayuu gaaska kugu sameeyay sababtoo calaamadaha la dareemo nabarka waxaa ka mid ah xanuun bogga iyo ku aadkiisa xagga dhabarka ah la dareemo, matag mararka qaar wax madaw ama dhiig la socdo, xanuun la dareemo markii cuntada caloosha gaarto.
Fadlan akhriso faahfaahin dheeraad ah oo ku saabsan xanuunkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=405.0
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal: Waxa layga hayay xiniinta bidix iyado marmar bararaysa?

Started by C.risaaqBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 8527
Last post March 17, 2016, 12:37:16 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Mudo 9 bilooda layga dawaynayay tb qanjidka igag dhacday?

Started by SugulleBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 4404
Last post April 06, 2012, 05:40:23 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Waxaa layga qabtaa qeybta hoose ee mindhicirrada?

Started by JanaaleBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 5726
Last post June 09, 2018, 07:48:38 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Thyroid ma u baahanay in layga saaro mise?

Started by Abdi DeeqBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 9296
Last post December 08, 2009, 11:20:23 AM
by SomaliDoc
Su'aal: Waxaa layga helaa xanuunka romititis?

Started by Hibo NuuraBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 4
Views: 3368
Last post June 18, 2016, 01:46:58 PM
by SomaliDoc