Author Topic: SU'AAL: ULTRASOUND XINIINYAHA?  (Read 4848 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline m.mo141

  • Jr. Member
  • **
  • Posts: 46
  • Points: +0/-0
SU'AAL: ULTRASOUND XINIINYAHA?
« on: June 01, 2017, 05:12:36 PM »
Asc Bahda Somali Doctors wa idin salamay Waxaan raba Sualahan in la iga zo jawabo si waadhax ah Jazkaallah allah idin barakeyo our dr.

Waxaan Gursaday 4 sano ka hor Wax Carur ah malahi Waxaan shalay aaday Hospital O waxaan Computer Iska Saaray Xiniyaha Waxa la i dhahay sida tan :-
__________________________________________
Both Scrotum Are Normal In size With Normal Echo
Left Scrotum Show Grade III Varicocele.
Right Scrotum Show Grade I varicocele.

Conclusoin :
Left Scrotum Show Grade III Varicocele.
Right Scrotum Show Grade I varicocele.
__________________________________________
Waxay iso qoreen Daawadaan : ~

Oligo Care 5x6 Tablets
Lycopene , L-arginine

iyo Amoklavin- BID 1000 MG film tablet

Waxay Faaiida ay ii leedahay Daawadaan ??
__________________________________________

Baritaanka aan aaday O Sperm ka ah Waa Sidaan

Semen analysis
Color whitish Gray withis
Volume 2ml > 1.5 ml
Ph 7.5 6.0-10
__________________________________________
Motility :
active motile 24% minimum 32%
sluggish motile 05% maximum 8%
non motile 71% very low number
total sperm count 27 million > 20 million
Vitality > 58%

Maxaa Idin kaga Baxay Jawaabta Spermka
__________________________________________

Awal Hore Total spermkeyga wucu aha 12.9 million Melahas waxa la i dhahay Shahwadaad Wax ma uureyn karto Hada wa 27 million waxa la dhahy Xiniinta Bidix aya Ka buuran O shahwada Ayado Tabarbeeshay Tacbaan ah ayay Imaane Banaanka Wax Ka uureen kartid .

Maxaad Igula Talineysay Bahda Somali Doctors
o Isku wada Xiran Xalka igu Fican O ku noqon karo Excellect Shahwadeyduna Ay Naag Uuren karto , Allah Idin Barakeyo aduun Iyo Aaqriba .




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: SU'AAL: ULTRASOUND XINIINYAHA?
« Reply #1 on: January 10, 2018, 07:52:33 PM »
Kumbuyuutarka xiniinyaha lagaa saaray waxaa ka muuqdo inay jirto cillad arooriyaasha xididada oo dhiigga dib u celin karin, waxaana loo yaqaanaa "Varicocele", faahfaahinteeda waxaad ka akhrisataa qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3852.0.html

Midda ku saabsan daawooyinka laguu qoray, midda kore waxay siyaadisaa tirada shahwada, midda ku xigtane tayada shahwada, midda ugu hooseysane waa qallajiye lacalla hadduu caabuq jiro jirka.

Midda ku saabsan baarista shahwada waxaa ka muuqato cillad dhaqaaqa ma xawaaraha shahwada oo aad u yar, marka haddii tiradu ay fiican tahay, xawaaruhuna uu liito, uur ma qaadi karto haweenta, marka waa qasab in motility-gu uu ugu yaraan noqdaa 40% meesha hadda uu ka yahay 24% kaliya.

Markaad dhamaysatid daawooyinka laguu qoray waa inaad baaritaanka shahwada aad mar labaad ku celisaa si loo fiiriyo wixii isbadal ah.

Caafimaad baan kuu rajaynayaa.

Haddii aad daneynayso in su'aalaha si dhakhso ah lagaaga jawaabo ama dhakhtarka toos ugala sheekeysatid xaaladahaaga caafimaadka, farriin noogu dhaaf boggeena Facebook: https://www.facebook.com/HealthySomalia/
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal: Kuus kuus xiniinyaha dhexdooda?

Started by YoungAbdirahmanBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 0
Views: 4481
Last post April 16, 2019, 12:04:29 PM
by YoungAbdirahman
Su'aal: Xiniinyaha raga miyey kala weynaan karaan si dabiici ah?

Started by WalaalkaBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 18475
Last post January 07, 2012, 02:02:13 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Markii aan naxo, xiniinyaha ayaan SHOCK ka dareemaa?

Started by AlmuwaxidBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 5
Views: 7417
Last post July 18, 2015, 02:44:08 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Markii dareen kacsi dareemo xiniinyaha way yaraadaan?

Started by HoOYoBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 8890
Last post August 10, 2015, 10:51:52 AM
by SomaliDoc
Su'aal: Waxaa jira cuncun xiniinyaha ah, maxaa dawo ah?

Started by Abdirahman AhmedBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 6040
Last post May 20, 2016, 09:24:28 PM
by SomaliDoc