Author Topic: Su'aal: Waxaan siiyaa caanaha caruurta yaryar?  (Read 5626 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Hiba nuura

  • Newbie
  • *
  • Posts: 2
  • Points: +0/-0
Su'aal: Waxaan siiyaa caanaha caruurta yaryar?
« on: June 02, 2017, 08:29:11 PM »
Asc dhaqaatiirta sharafta leh bacda salaan waxaan haystaa wiil yar oo sanad iyo 2 bilood jira waxaan siiyaa caanaha caruurta yaryar ee daasaha ku jira sida ronalac similac Naan iwm digtoor waxaan rabaa inaan hada siiyo caana booraha dadka waawayn ee anchor iwm marka ma is leedahay wax fitamiin ama protein ah oo ay is dheeryihiin ayaa jira kuweese u wanaagsan ayaad is leedahay 4 bilood kaliya ayaan nuujiyay fadlan jawaab digtoor mahadsanid




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Waxaan siiyaa caanaha caruurta yaryar?
« Reply #1 on: January 18, 2018, 08:43:34 PM »
Caruurta in 4 illaa 6 bilood naas kaliya la siiyo ayaa muhiim ah oo aan wax caano kale loogu darin, kadib haddii ay hootadu dareento in cunugga ay caanaha ku yaryihiin way ugu dari kartaa waxyaabo kale, halkaan ka akhriso qoraal ka hadlayo waxyaabaha yareeyo caanaha hooyada iyo siyaabaha lagu garto in caanaha naaska ay ku yar yihiin caruurta: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5596.0

Inta aadan caano kale caruurta ku bilaabin, raaco talooyin lagu kordhin karo caanaha naasaha ku jiro: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5931.0.html

Intaa kadib haddii ay shaqeyn wayso waxaa haboon in caanaha la siiyo kuwa loogu talagalay oo weliba da'doodu ku qoran tahay maadaaama ay ka duwan yihiin kuwa waawayn ee dadka cabaan, haddii aadan helayn kuwa yaryar, isku day in caanaha dabiiciga ee lo'da in cunuga u karkarisid, kadibne siisid.
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal: waxaan hada wax ka bartaa blood vessels, health & blood components?

Started by AbdikaniBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 25925
Last post January 29, 2012, 10:50:28 PM
by Dr.Adnan
Su'aal: Waxaan isku arkay markaan aqriska badsado in aan arki waayo?

Started by AbdikaniBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 3
Views: 48009
Last post March 07, 2011, 05:28:58 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Hooyaday oo waayeel ah ayaa waxaan ku aragnay wareer aad u xoog badan?

Started by GantaalBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 24909
Last post November 01, 2011, 10:39:11 PM
by SomaliDoc
Su'aal: waxaan isku arkay inan biyaha ama shahwada ceshan karin?

Started by CalansideBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 35440
Last post December 18, 2015, 08:07:37 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Waxaan rabaa inan halkan idinku so gudbiyo dhowr xanuun?

Started by C.risaaqBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 9958
Last post January 09, 2016, 03:27:06 PM
by SomaliDoc