Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Galmada kadib waxaa i xanuun lafdhabarta?
(1/1)
Sahroyariisey:
Asc doctor suaal aya qaba waxan ahay Wiil dalin yaro ah oo 22 jir ah waxa isku arka mar walbo aan aan galmo sameyo in eey iixanuunto lafta xarorta dhabarka lamada sin mesha ee iska galan wili daqtar uma tagin ila isbuuc ayey i xanunta mar marka qar kadibna wa isk bogsota dib miye ii keni karta mustaqbalka
SomaliDoc:
Cillad lafdhabarta ayaa ku hayso waxaa haboon in sawir lagaa saaro lafdhabarta oo la fiiriyo cillada nuuca ay tahay.
Xanuuno badan ayaa ku dhaca lafdhabarta, khaasatan haddii qof dhalinyaro ah uu dhabarka ka sheeganayo iyadoo wax jug ah aysan dhicin waaa muhiim in baaritaan lagu sameeyo.
Navigation
[0] Message Index
Go to full version