Administration Panel > SD Support and Suggestions
Masha'llah, Waad mahadsan tihiin.
(1/1)
Hassanbash:
asc daman inta website kan kujirto iyo gar ahan dadki as aase...aniga mardaw ayan kusobire wana kufaraxe markan waqtiga yara ina waxbadhan kafaidhe.
aniga waxan ahay ardey kenya jogo oo qebta ilkaha barto...inta badhan luqadan ingris aya wax walbo nalugu tafsiraa
lkn afsomali aya dib igu eh....mxan codsan laha ini afsomali iyo english li isku wadho sifa u fahmo...hada wlhi markan shali bas galay wax badhan lee kafaidhe oo afsomali an ku aqon jirin
Navigation
[0] Message Index
Go to full version