Author Topic: Su'aal: Burada wajiga kasoo baxda ma la iska jari karaa?  (Read 4918 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Khadarsamiir

  • Newbie
  • *
  • Posts: 1
  • Points: +0/-0
Su'aal: Burada wajiga kasoo baxda ma la iska jari karaa?
« on: June 05, 2017, 05:21:35 PM »
Asc marka hore Dr.                   
Burada wajiga kasoo baxda ma la iska jari karaa inkasta ooyna wax dhib ah igu hayn?




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Burada wajiga kasoo baxda ma la iska jari karaa?
« Reply #1 on: January 24, 2018, 07:59:41 PM »
Buro waa magac koobo kasoobaxyo badan oo jirka ku samaysma, waxaa haboon inaad tilmaantid ama muuqaalkiisa aad noo soo gudbisid nabarka aad ula jeedid burada.
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco: