Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Xanuun kadareemay Faraha hore ee lugta bidix?

(1/1)

Cabdixabiib:
dictoorka waxaan waydiin lahaa suaalo laxariiro xanuun ihayo mudo sanad kudhow markii iigu horeysey waxan xanuun kadareemay Faraha hore ee lugta bidix maalmo kadib xanuunki waxuu kusifidey lugti gaar ahaan seeda boqonta xididka dheer ilaa aan gaarey inaan adinki qadi wayo markaas ayaa isbitaal layqaadey waxana laygu sheegay neerfo dawooyin cirbado iyo kaniini narbiyoon ladhaho aya layso qorey xogaa wan ladnaadey hadana lugtikale ayaa sidi okale noqotay dhaqtarki ayan kulaabty isladawadii ayu isoosiyay waxaana dareensanahay in xanuunki wali ihaayo labada gacmood gaar ahaan muruqyada garabka xagiisa sare kor hadan uqaado gacanmaha way ixanuunayan xaga lugaha waxaan xanuun kadaremayaa muruqa lugta inta kahoosayso jilibka ilaa boqonta tago ilaahay baa cafimdka bixiyo isagana waydisanaya adigana dictore waxii aad iga caawin karto igacaawi mahad sanid

SomaliDoc:
Cilladaan waxaa loo yaqaanaa "Peripheral Neuropathy", waa qeyb ka mid ah xanuunada ku dhaca neerfaha, waxaa muhiim ah in la ogaado waxa keenayo xanuunka. Fadlan faahfaahin dheeraad ah ka akhriso qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5549.0

Navigation

[0] Message Index

Go to full version