Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Naagta uurka cusub leh maxaa ka reeban?
(1/1)
Calibaashi75:
asc Dr.
Dr. naagta uurka leh waliba bilaha hore sida bisha koobaad, maxaa ka reeban? maxaase loogu baahanyahay in loogu dadaalo, waan jeclaan lahaa talooyinkiina.
shukran
SomaliDoc:
Talooyinka ku xusan qoraalkaan raac: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=364.0
Navigation
[0] Message Index
Go to full version