Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Hadaan iska shakiyo inaa uur lee yahay?
(1/1)
Amranqaaali:
Asc doctor marka hore ramadan kariim doctar hadan iska shakiyo ina uur leyahy baryo yar ma isku bari kara mashega geedka la isku baro malmo yar shukran
SomaliDoc:
Geedka kaadida looga baaro uurka waxaa la ogaan karaa usbuuc illaa laba usbuuc gudahood taasoo ku xiran qalabka aad isticmaalaysid. qalabyda ayaa kala fiican oo qaarkood dhakhso ayaa lagu ogaan karaa.
Navigation
[0] Message Index
Go to full version