Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Geedka ayaa ii kici waayay?

(1/1)

Aymn:
Asc wll waan kuslamay dr aniga waxaan ahay wil yar da.ddayduna 22 sano guur ayaan hamiyay waan mnsha allh wana  dhamaysatay gurki oo waan aqal galay marka dr waxaan isku arkay inan marmar waxbaba dareemi wayo micnaha bahalku kiciwayo ama uu iska daago dr mxn sameeyaa

SomaliDoc:
Waxyaabo badan ayaa keeni kara inuu geedka kuu kici waayo ama dareenka uu kugu yaraado, fadlan qoraalkaan ka akhriso waxyaabaha keeno iyo waxa ay ku kala duwan yihiin: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=625.0

Navigation

[0] Message Index

Go to full version