Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Xab sidii kuul isugu xariirsan?
(1/1)
Ashom:
Sambabada ayaa xirmo cod aad moodo sidii bisada(yaanyuur)ta oo shucaac cml u yeeraa ayaa laga maqlaa waana hindisaa sidoo kale waan qunfacaa markii aan qunfaco ama hindiso naqaska kistoo waa iga fuqaa..
Xasaasiyad waa qabaa sanboor iyo neefna waalid keey ayaa qabo ana waa isaga shakiyay
Lkn su'aashu waxeey tahay
Markaa qunfaco ama hadiii qof iga qosliso sambabada I xirmaan waxaa Soo qunfacaa
Xab sidii kuusha u sameeysan ..ukumo moodo burtuq burtuq ah oo qoyaan badan laheen
Xabkaas tixan ma borkeeta leh mase neef mase samboor
Thank you
CilmiSabca:
Halkaan ka akhriso jawaabaha:
http://bitly.com/2xMBRmu
Sidoo kale halkaan ka akhriso jawaab kale:
http://bitly.com/2xMPJgM
Navigation
[0] Message Index
Go to full version