Author Topic: Su'aal: Caadada Siigaysiga iyo daawashada aflaanta xunxun?  (Read 8474 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Ismail143

  • Newbie
  • *
  • Posts: 1
  • Points: +0/-0
Su'aal: Caadada Siigaysiga iyo daawashada aflaanta xunxun?
« on: June 10, 2017, 07:40:00 PM »
Asc waxan ahay wiil somaliyeed oo qaangar ah kuna nool qurbaha, waxa i haysta dhibaato xaga galmada aha iyo xubinta taranka. Waxan bilaabay anigo da,yar Caadada Siigaysiga iyo daawashada aflaanta xxxka waxana waday ilaa mudo 10 sano ka badan.markasta oo aan is dhaho iska joojina way igu soo noqonaysaa. Waxan noqday mid la qabsi la sameeyay ilaa marki danbe aya dhib u geysatay xubinta tarnakayga. Waxay sababtay ina ay geedkaygi ka dhigtay Maldhaq sido kale ay ka dhigtay mid aan koritaan samaynayn . Lana moodo sida geed ku yaal ilma shan jir ah . Waxay kalo ii geystay in marka aan kacsado kadib uu tabar yaraado oo jilacsanado .koritanki gedkaygana u hoos. Dhacay. waxan hadaba ka codsanaya dhakhatirta sharafta leh. Inay tallo i siiyan
Ku wajahan sidi an mar kale u awood  galmo iyo geed wanagsan ku heli lahaa iyo sidi an isaga joojin lahaa dhaqankan xun sido kale,
Hadi ay dhakhatar igula talin lahayen in aan booqdo  . Mid kalse taasi samayn ma ku yeelan kartaaa nolosha guurkayga ? Mana laga yaaba inay sababto ma dhalaysnimo?
Sido kale ma guursan kara qof dumar ah anigo sidan u tabar daran , geedkaygina ahyn mid qaangar ah o noqday mid saqiiray ?runtii. Wan ku cusubahay webkan waxbadana wan ka akhriyay hadana waxan jeclaysatay in aan darenkayga idinla wadaago. Waxan ka codsanaya dhakhaatirta sharafta leh in ay isoo jawaaaban..dhib weyn aya i haysya..




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Caadada Siigaysiga iyo daawashada aflaanta xunxun?
« Reply #1 on: February 23, 2018, 07:56:36 PM »
Allaha ku caafiyo,

Daawashada aflaanta jinsiga ah waxaa laga dhaxlaa dhibaatooyin kala duwan oo aan horay uga dignay qoraalkaan ee akhriso: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=7635.0

Intaas kadib waxaan kugula talin lahaa inaad joojisid siigeysiga iyo daawashada aflaanta aad tilmaantay taasoo aad waday muddo dhan 10 sano, kadib waxaad talo ugu tagi kartaa dhakhtar ku wiisiteeyo si loo hubiyo dhibkaaga inuu intaas dhaafsiisan yahay, waxaa laguu diri doonaa baaritaanno ku saabsan hormoonnada ragga, shahwada iyo kuwa kalaba.

Haddii aad u baahan tahay la-talin khaas ah waxaad toos dhakhtarka ugala xiriiri kartaa qeybta messages-ka ee boggeena Facebook: https://www.facebook.com/HealthySomalia/
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal: Waxan ku xanusada caadada waxan helaa bishii labo jeer?

Started by SaakinBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 7837
Last post April 28, 2016, 04:37:20 PM
by SomaliDoc
Canug lasoo xaaqay kadibna caadada oo wareertay iyo xanuun caloosha ah

Started by HonestboyBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 12078
Last post November 03, 2012, 09:51:06 AM
by SomaliDoc
Su'aal: Naag uurleh xiliga caadada dhiig maka imaan karaa?

Started by Abdi21Board Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 26106
Last post March 14, 2015, 03:41:06 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Dhiiga caadada ayaa igusoo laabta bishii dhowr jeeer?

Started by KaltuunBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 2
Views: 10326
Last post May 22, 2016, 07:48:29 PM
by SomaliDoc
Su'aalo: Caadada Wareersan? Galmada Badan? Xilliga Uurqaadka?

Started by CaaishaBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 51454
Last post January 01, 2011, 08:43:27 PM
by SomaliDoc