Author Topic: Su'aal: Xanuunka quumanka?  (Read 4793 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Hiba nuura

  • Newbie
  • *
  • Posts: 2
  • Points: +0/-0
Su'aal: Xanuunka quumanka?
« on: June 10, 2017, 08:21:50 PM »
Asc dhaqaatiirta sharafta leh salaan ka dib waxaa mudo toban sano ah si aad ah ii xanuuna quumanka dhaqatir badan oo aan u tagayna qaliin bay igu dheheen waxaa kaloo jirta lugta bidix ayaa i xanunta oo socodka i dhibaa la igana dareemaa dad baa igu yiraahdeen quumanka ayaa u sabab ah oo xidid lugta ku jira ayaa barara kadib sidaas ayee lugta kuu xanuneysaa kadibna quumanka bararayo marka digtoor wax saamayn ah oo quumanka lugta ku  yeelan karaa miyaa jira mahadsanid digtoor fadlan jawaab waana u tagay dhaqtar wax jab ah ama xanun kale oo ay lugta ka sheegeen ma jiraan inay dhanka sinta iga xanuunka iiga badanyahay ila tahay iyo qaybta hoose ee lugta




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Xanuunka quumanka?
« Reply #1 on: February 23, 2018, 08:04:21 PM »
Qaabka aad u tilmaantay labada xanuun, waxay u badan tahay inaysan xiriir ka dhaxayn, quumanka waxaa keeno jeermis ku dhaco, faahfaahintane ka akhriso halkaan iyo qaabka loo daaweeyo: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=1116.0

Midda ku saabsan lugta ku xanuunayso waxaad u baahan tahay waraysi dheeraad ah maadaama ay noqon karaan dhowr xanuun oo kala duwan, marka fadlan dhakhtar la xiriir haddii kale dhakhtarka toos ugala sheekeyso bogga Facebook-ga: https://www.facebook.com/HealthySomalia/
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal: Xanuunka la dheho "Lupus"?

Started by AbdiweliBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 16758
Last post October 16, 2016, 06:33:09 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Xanuunka loo yaqaano "Abscess"?

Started by MustafacumarBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 14346
Last post January 04, 2018, 02:03:56 AM
by CilmiSabca
Su'aal: Xanuunka Barasta ma la kala qaadaa? Sidee loo qaadaa?

Started by CawadBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 33556
Last post February 22, 2010, 12:47:32 PM
by SomaliDoc
Xanuunka Gacanta, Cagta iyo Afka - Hand, Foot and Mouth disease (HFMD)

Started by SomaliDocBoard Cudurrada Maqaarka

Replies: 0
Views: 39946
Last post January 01, 2011, 08:53:48 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Noocyada Feero Xanuunka maxaa lagu kala gartaa?

Started by Abdi KarimBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 2
Views: 87190
Last post January 30, 2008, 02:32:49 AM
by Waxbaro!