Author Topic: Su'aal: Waxay leedahay lalabo saa'id ah?  (Read 3539 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Daahir12

  • Newbie
  • *
  • Posts: 1
  • Points: +0/-0
Su'aal: Waxay leedahay lalabo saa'id ah?
« on: June 12, 2017, 11:41:45 AM »
asc wllo:
waxaan qaba su,aal. een , waxaan ahay nin dhalinyaro oo xaas leh,oo ay uur uleedahay kasoo ah kii ugu horeeyay oo bil iyo bar ah intan qiyasay. ,waxaan ku arkay calaamado  aan fahmi wayay maadaama aanan khibrad wayn ulahayn dhinaca dumarka , oo ay kamid yihiin , lalabo saa id ah ,markay cutada cunto,wax yar kabcdi way matagaysa , oo waxay cuntay oo dhan way so celin waxanana la iyiri sii kanini matag jojin ah oo la siyo dumarka wayna isticmashay waxna wa ka tari wayay, waxa kaloo jira dhadhanka carabka  oo dhan mar mar ma dareemayso qaraar/kharaar ayay daremysa ,sidoo kale madax wareer aya jira .
insha allah illahay ha idin waafa jiyo jawaabta
mahadsanidiin dhamanten
wabilahi towfiiq
 




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Waxay leedahay lalabo saa'id ah?
« Reply #1 on: February 23, 2018, 08:09:17 PM »
Taasi waa astaamo ay isku arkaan hooyooyinka uurkooda cusub yahay, waxaana loo yaqaanaa "Wallac", waxyaabaha lagu garto iyo siyaabaha loola tacaalo ka akhriso qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=200.0

Inkastoo haweenka qaar ay aad ula xanuunsadaan markaasoo wallaca isku badalo xanuun loo yaqaano "Hyperemesis Gravidarum" oo hooyada u baahan karto in faleebooyin lagu xiro si loo fuuqceliyo, nafaqane loo siiyo, mataggane looga joojiyo, markaasoo kale isbitaal ayaa la jiifiyaa.

Waan ka xumaha inay jawaabta kaa soo daahday sababto la xiriira tira badnida su'aalihii kaa horeeyay ee haddii aaad qabtid su'aalo degdeg ah mararka soo socda ku soo gudbiso qeybta messages-ka ee bogga Facebook-ga: https://www.facebook.com/HealthySomalia/
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal: Shahwadayda burqo burqo ayay leedahay?

Started by Yahye1Board Qaybta Su'aalaha

Replies: 0
Views: 45186
Last post September 18, 2019, 12:46:48 AM
by Yahye1
Su'aal: Fixisada Qooshka ama Cake-ga lagu daro saamayn caafimaad ma leedahay?

Started by JiidheBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 17420
Last post June 05, 2015, 06:18:57 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Daawada jilcisada la dhaho maxeey dhibaato u leedahay tinta?

Started by Hanna HuteBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 10791
Last post March 30, 2016, 04:30:29 PM
by SomaliDoc
Nuurtooy Wax Badso Wax La'aan Ayey Leedahay!! (Sheeko Gaaban)

Started by Waxbaro!Board Qaybta Wacyi Galinta

Replies: 0
Views: 17870
Last post July 26, 2009, 09:30:58 PM
by Waxbaro!
Uur miyaad leedahay? Iska baar cagaarshowga nooca B

Started by SomaliDocBoard Cudurrada Haweenka

Replies: 0
Views: 26519
Last post November 10, 2010, 07:52:11 PM
by SomaliDoc