Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Xal ma leedahay biyaha ragga oo go,a?

(1/1)

Mrjoolaal:
Asc bahda somali doc mid kamid ah axabtayda aya sokor ku dhacday muda kahor wana dhalinyaro hada waxay haysa 10 sano lkn 2011 ayu iska wayay wax biyo ah dhaqtarna lama xaririn marka xal maleyahay xaga ragnimadana dacif saida jira? mahadsanidin bahda an adka ujeclahay somali doc

SomaliDoc:
Shahwada oo aan biyo wadan waa cillad loo yaqaano "Anejaculation" waxyaabo badan ayaana keeni kara ee halkaan ka akhriso qoraal ku saabsan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=2157.0

Cilladaan maahan mid la dhihi karo waxay ka timid ragannimada oo daciif ah, laakiin waa cillad ka duwan, haddii aad u baahan tahay talo dheeraad ah waxaa muhiim ah in waraysi lagula yeesho ee na gala soo xiriir qeybta messages-ka ee boggeena Facebook: https://www.facebook.com/HealthySomalia/

Navigation

[0] Message Index

Go to full version