Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Non reactive maxaa loola jeedaa?
(1/1)
Maaji29:
Dr asc
Maxaa loolajeydaa markaad Dr aad utagto waxa laguugusooqoraaa
Non-reactive
Reactive
Weak reactive
Insha allha jwb
Waraaqada jwbta waatan bal fiiri inshaa allha
SomaliDoc:
Reactive waxaa laga wadaa "Positive"
Non-reactive waxaa laga wadaa "Negative"
Weak reactive waxaa la ga wadaa "Week positive" oo ah macnaheedu in Negative iyo Positive jawaabtu u dhaxayso una baahan tahay in lagu celiyo mar labaad ama baaritaan kale la isticmaalo.
Badanaa baaritaanada nuucaan ah waxaa loo isticmaalaa xanuunada ka dhasha markuu difaaca jirka uu weeraro qeybo jirka ka mid ah. sida xanuunka loo yaqaano "SLE" oo kale.
Navigation
[0] Message Index
Go to full version