Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Sifooyinka dabiiciga ah ee uurka la iskaga ilaaliyo?
(1/1)
Xikaayah:
Asalaamucalaykum,
marka hore aad baan usalaamayaa dhakhaatiirta hadh iyo habeen u heegan inay u faaiideeyaan walaalahooda soomaaliyeed..Allaha idinka ajarsiiyo.
waxaan rabaa inaan ogaado sifooyinka dabiiciga ah ee uurka looga hortagi karo?
SomaliDoc:
Halkaan ka akhriso qoraal ku saabsan siyaabaha looga hortagi karo uurka: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5840.0
Navigation
[0] Message Index
Go to full version