Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Kiniinka loo isticmaalo galmada ee feegada?
(1/1)
Timocade:
asc bahda caafimadka waan idin salaamay doctorka waxaan waydiinayaa xaaskayga way xanuunsataa marka aan cuno kaniinka xoojiyo xubintayda taranka oon la galmoodo aniguna asaga la aantii dareenkayga ma badno maxaad igula talin lahayd doctor
SomaliDoc:
Waxay ku xiran tahay qaabka ay u xanuunsanayo iyo inay daawada la xiriirto waxa ay dareemayso ama dhibaato kale ay jirto.
Navigation
[0] Message Index
Go to full version