Author Topic: Su'aal: Wiilkeyga afka ayuu ka neefsadaa?  (Read 3813 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Xuseenka

  • Newbie
  • *
  • Posts: 2
  • Points: +0/-0
Su'aal: Wiilkeyga afka ayuu ka neefsadaa?
« on: June 17, 2017, 10:10:23 PM »
Asc doctor aadbaad umahadsantahay muqdisho ayaan kaalasoo hadli after

su'aal ???wiilkeyga afka ayuu kaneefsadaa 3 years ayuuna jiraa assagoo yar ayaan kaareemay  marka uu qabo hargabka ama diifka ayaa ugu daran iyo markuu hurdaayo dhidid badan ayaa kayimaado  lakiin haduuna qabin hargab waa Normal  xooga ) labo dhatar ayaan ugeeyay mid wuxuu idhahay  markuu weynaado waala qali  midka  kalana wuxuu dhahay waan daaweynayaa lacag badanna wuu iga qaatay daawadiina waxba kamuu dheefin

 mahadsanid doctor please seenyeeelaaaa wiilkeyga aan jeclahay




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Wiilkeyga afka ayuu ka neefsadaa?
« Reply #1 on: March 14, 2018, 07:27:24 PM »
Caruurta afka ka dheefsato weliba dhaqaska uu dhibo markay hargabsan yihiin waxay u badan tahay inuu sanka hilib kaga yaallo ama cillad "ENT" ay jirto, markay caruurta waynaadaan oo 5 sano gaaraan haddii isbadal laga arki waayo, waa la qalaa waana qalliin fudud haddii aad heshid dhakhtar takhassus u leh xanuunadaas, inta ka horayso daawooyinka la qaato waa kaalmaati wax weynne ma taraan markuu cunugga cabbursan yahay ama hargab san yahay, laakiin ku dadaal in saliid xabad sowdada u marisid faruurta korkeeda meesha sanka ku aadan habeen walba, isbadal fiican inaad ku dareentid ayaan rajaynayaa. wixii faahfaahin dheeraad ah ama isbadal aad dareentid igala socodsii qeybta messages-ka ee boggeena Facebook: https://www.facebook.com/HealthySomalia/
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Xanuunka Gacanta, Cagta iyo Afka - Hand, Foot and Mouth disease (HFMD)

Started by SomaliDocBoard Cudurrada Maqaarka

Replies: 0
Views: 39945
Last post January 01, 2011, 08:53:48 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Waxaa dhib weyn igu haya dhareer afka ka yimaado marka aan seexdo?

Started by Haji2Board Qaybta Su'aalaha

Replies: 3
Views: 61135
Last post December 05, 2015, 11:34:53 AM
by SomaliDoc
Su'aal: waxaan isku arkay nabaro yaryar oo afka gudihiisa iga soo baxa?

Started by CabdicasiisBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 29375
Last post April 19, 2011, 09:51:52 PM
by SomaliDoc
Suáal: Xanfaf xaga farurta hose ee afka?

Started by AshwaaqBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 3
Views: 13131
Last post May 16, 2010, 09:48:05 PM
by SomaliDoc
Daawooyinka afka ee Sonkorowga (Oral Diabetes Medicines)

Started by SomaliDocBoard Cudurrada Guud

Replies: 2
Views: 28335
Last post December 05, 2011, 05:55:24 PM
by SomaliDoc