Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Waxaan indhaweed isku arkay cun cun jidhka ah?

(1/1)

Deka dagan:
Asc  ramadan mubarak  aad ban idin salamaya teamka som.doc howsha baladhan ee umada u haysan allah haydinka abal mariyo
Salan ka dib suaal ban rapa inan doc waydiiyo walow suaal hore aan waydiiyay layga jawaaabin
Doc waxan indhaweed isku arkay cun cun jidhka ah  marka maxa sababi karo iyo siyaapaha layskaga daweeyo plz iga so jawaba .
Mahadsanidin

SomaliDoc:
Cuncun jirka laga dareemo waa xajiin ka dhalan karto wax aad Allerji ku tahay ama xasaasiyad ku qabtid, fadlan akhriso qoraalkaan si aad fikrad uga qaadatid: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=532.0

Navigation

[0] Message Index

Go to full version