Author Topic: Su'aal: Anigoo jira 17 sano aa xiniinta midig ibararty?  (Read 4818 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Hassan hashim

  • Newbie
  • *
  • Posts: 2
  • Points: +0/-0
Su'aal: Anigoo jira 17 sano aa xiniinta midig ibararty?
« on: June 20, 2017, 05:58:50 AM »
Assalamu aleykum bacda salan wa mahad santihiin waxan rabaa in leyga shaafiyo arintaan anigoo jira 17sano aa xiniinta midig ibararty kadib waley gubay xiniinti wey shuuqday oo yaraaty kadib waan guursady anigoo jira 23 xanuun year aan kadaremy xiniintii kadib dhaqtar aan tagy wiisito kadib wuxuu dhahay way fcn tahy sidi logu talagaly waye kaniin uu isoo qoray alx xanun wn ka fcnhy lkn ani kuma kalsoni weli oo xiniinta tan kale wey ka jilicsantahy (FG markii waxaas igu dhaceen kadib waxaan isku arkay ineey xubinta taranka dhinac u qaloocaneyso mararka qaar marka maxaa sababi karo Dr?)thanks




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Anigoo jira 17 sano aa xiniinta midig ibararty?
« Reply #1 on: April 05, 2018, 01:45:36 PM »
Xiniinta oo bararto kadibne shuuqdo waa cillad badanaa ka dhalato infekshan xiniinyaha ku dhaco oo loo yaqaano "Epidiymo-orchitis", horay ayaan qoraal ugu faahfaahinay ee ka akhriso halkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=8414.0

Midda ku saabsan in xubintu qalloocan tahay wax dhib ah keeni mayso, haddiise ay ka dhalatay cilladii hore ama gubniinkii lagugu sameeyay waxaa laga yaabaa in dhinaca la gubay ama xiniintu ka shuuqday in qallooca uu jiro ama xubintu u qalloocato dhinacaas, taasina weli cillad xubinta kuma keenayso.
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal: Xiniintayda midig way ka yar tahay xiniintayda bidix?

Started by Muwadin_QaranBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 3
Views: 7275
Last post November 16, 2018, 01:43:21 PM
by Sadaq10
Su'aal: Waxaa in muddo labo sano ah isku arkay dhago culays?

Started by Hassan45Board Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 6979
Last post September 22, 2015, 01:36:10 PM
by SomaliDoc
Su'aal: dhowr sano ayaan isku arka qanjiro iskaa kee bararaya?

Started by Cariif2020Board Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 18129
Last post July 16, 2016, 02:09:51 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Waxaan isku arkay afar sano kahor bad breath?

Started by Mazcuuz AhmedBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 2
Views: 4918
Last post October 01, 2016, 03:21:48 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Ookiyaal qaadashada imisa sano ayaa ugu fiican?

Started by GeesdiirBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 14761
Last post June 04, 2012, 07:30:05 PM
by SomaliDoc