Author Topic: Su'aal: Duray soo noq noqda in badan?  (Read 4004 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Shaaficifalcoa

  • Newbie
  • *
  • Posts: 13
  • Points: +0/-0
Su'aal: Duray soo noq noqda in badan?
« on: June 20, 2017, 09:03:10 PM »
asc walalayal somalidoc,
Waxaa aan in mudo ah igu soo noq noqda hargabka/durayga aniga oo labadii isbuucba mar sanku i xidhmo kaliya intaas ma ahane sanku mar i xidhmo ma qufaco balse labada dul ee sanka mid ka mid ah ayaa i dareera/hoora mudo ku dhow 5 malmod kadib aya laga yabaa inan qufac bilaabo ama iga baxo waxaa uuna iga maqnada waa wax yar. cilada aan isku arkaa waxay tahay sida caadiga ah isaga oo aan duray i haynin ayaan markii aan weysaysanayo ama madaxa biyo yar ku shubo bilaabaa hindhiso badan mararka qaankoodna markan hindhiso waxaan dareemaa ur qadhmuun oo anan jeclaysan oo sankayga ka soo baxda.
wll i caawiya jwbtina waa ii muhiim.
mahadsanidiin




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Duray soo noq noqda in badan?
« Reply #1 on: April 05, 2018, 01:55:35 PM »
Hergabka soo noqnoqdo waxyaabaha keeno waxaa ka mid ah difaac yarida iyo adigoo u nugul caabuqa feyrasyada ee ka baro casharkaan siyaabaha dabiiciga ah ee lool tacaalo hergabka: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,6018.0.html

Midda kale cabburka iyo sanka neefta ka soo baxday oo urayso iyo hergab kugu soo noqnoqdo waxaa lagu gartaa cillada caabqua sanka ee loo yaqaano "Sinusitis" ee ka akhriso qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5636.0
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal: Dhidka badan iyo Cabsida"xishoodka"?

Started by AhmeddaahirBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 15841
Last post October 19, 2016, 06:58:27 PM
by SomaliDoc
Su'aal: waxan qabaa cabsi ah in aan dadka ka cabsado sida meelaha dadka badan joogan?

Started by FaraxBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 21100
Last post May 11, 2011, 04:28:24 PM
by Shenamic
Su'aal: Birta dhiiga oo badan? Wareega dhiiga oo yar? Qufac markii aan ordo?

Started by DurdurBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 15530
Last post May 19, 2011, 08:49:53 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Ma jiraa Natural Viagra - Maadaama Kiniiniga Viagra Dhib-badan yahay?

Started by AarDacarBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 3
Views: 78253
Last post August 12, 2015, 01:45:58 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Cuncunka inta u dhaxaysa labada biri ee dilac yar oo xanuun badan wata?

Started by AyanitaBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 48086
Last post November 17, 2009, 07:36:08 PM
by SomaliDoc