Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Daawooyinka la dhoho PDE5?

(1/1)

Ahmed nuur:
Asc doctor waxan ahay wiil somaliyeed magacaygu waa axmed nuur waxaan rabaa in aan ku waydiiyo daawooyinka la dhoho PDE5 ee loo qaato kacsi xumida ma keeni karaan infertility bacrimid la'aan ama in ay xaasku uur qaadi waydo, iga jaahil bixi doctor adoo mahadsan

SomaliDoc:
Maya, daawooyinkaan ma keenaan in haweentu uur qaadi wayso ama ugxantu bacrimis wayso..

Navigation

[0] Message Index

Go to full version