Author Topic: Su'aal: Calosha oo I waynato & Neefsiga oo idhibo?  (Read 3223 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Akram-Bamplemo

  • Newbie
  • *
  • Posts: 1
  • Points: +0/-0
Su'aal: Calosha oo I waynato & Neefsiga oo idhibo?
« on: June 28, 2017, 04:23:01 PM »
Asc,
Dr.

Wan ku Salaamy.

Wxn Qaba dhoor su'alood, horey su'alaha wan kuso waydiyey Lkn jawab Ma helin,
Wan kuso Kobaha Hadana waa:-

1- Mudoyinkan Dambe waxan isku arky Xanun ah Caloosha, oo aad ii waynaato,
Hadaan Daacsado ama Dhuuso Wan ronada Calosha way yara degtaa, marar ka qar kood Suliga ayan ada Dhuusa iga imaneyso Wan Nafisa Kadib,

 MARKA DR. Wa Maxay Sababta Keentey??

2- Markan Dhergo Calosheyda Buuxsanto Waxaa I dhibto Neefta Caadiga Inaaan Neefsado Si aan u Neefsado Neefta Xoog uso jida Meel hawo Leh raadasada,

Marka Ayaduna Maxa Sababey Neefta Markan dhergo inay idhibto??

Wa intaas Su'alahyga.

Thank you,
Waxan rajeynaya sida ugu dhaw in Jawabtada ku Helo.
 




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Calosha oo I waynato & Neefsiga oo idhibo?
« Reply #1 on: April 22, 2018, 01:31:34 PM »
Caloosha oo ku dibbirto, neefsiga oo ku dhibo, wadnaha oo ku garaacmo, afka oo ku qallalo, cagaha iyo gacmaha oo ku huro, markaad daacsatid ama dhuustid oo aad nafistid waxay u badan tahay inuu ku hayo xanuunka Gaaska, faahfaahinta ka akhriso halkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=405.0
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal: Waxaan iska daaweyay Gaaska calosha oo mudo la jiifay?

Started by Bakars0nBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 3
Views: 5871
Last post June 05, 2016, 08:03:07 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Waxaan isku arkey luga xanuun iyo calosha?

Started by Samir YareBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 3267
Last post March 18, 2016, 12:06:31 PM
by SomaliDoc
Naqaska ayaa idhibo kadibna waa qufacaa

Started by BarseyBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 0
Views: 3002
Last post February 06, 2020, 04:32:02 AM
by Barsey