Author Topic: Su'aal: Duray soo noq noqda?  (Read 3396 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Shaaficifalcoa

  • Newbie
  • *
  • Posts: 13
  • Points: +0/-0
Su'aal: Duray soo noq noqda?
« on: July 01, 2017, 04:40:20 AM »
asc walalayal somalidoc,Waxaa aan in mudo ah igu soo noq noqda hargabka/durayga aniga oo labadii isbuucba mar sanku i xidhmo kaliya intaas ma ahane sanku mar i xidhmo ma qufaco balse labada dul ee sanka mid ka mid ah ayaa i dareera/hoora mudo ku dhow 5 malmod kadib aya laga yabaa inan qufac bilaabo ama iga baxo waxaa uuna iga maqnada waa wax yar. cilada aan isku arkaa waxay tahay sida caadiga ah isaga oo aan duray i haynin ayaan markii aan weysaysanayo ama madaxa biyo yar ku shubo bilaabaa hindhiso badan mararka qaankoodna markan hindhiso waxaan dareemaa ur qadhmuun oo anan jeclaysan oo sankayga ka soo baxda.




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Duray soo noq noqda?
« Reply #1 on: April 22, 2018, 01:52:15 PM »
Hergabka oo soo noqnoqdo waxaa keena difaac yarida qofka, fadlan akhriso qoraalkaan si aad u ogaatid hargabka iyo daawooyinka dabiiciga ah ee lagu daaweeyo: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=6018.0

Qaabka aad u tilmaantay cilladaada, waxay u badan tahay inaad qabtid caabuqa sanqada oo sabab u noqon karo hargabka soo noqnoqdo ee ka akhriso halkaan waxa ay tahay cilladaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5636.0
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal: Feeraha oo takaato noqda & neefasashada oo idhibta sidi kolbo aaryo HABENKII

Started by MAHAD CADDEBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 10987
Last post March 21, 2010, 08:13:12 PM
by SomaliDoc
Su'aal: maxa sababa kasoo baxa iska so daba noqda markuu raysto mid?

Started by WalaalkaBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 17720
Last post November 01, 2011, 12:06:51 AM
by SomaliDoc
Su'aal: Isticmaalka Computerka ama internetka oo qofka balwad u noqda ?

Started by Hassan-DeeqBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 8
Views: 18657
Last post December 10, 2013, 07:14:30 PM
by CMD
Su'aal: biyahayga qaar ayaa kasoo noqda xaaska?

Started by Kingboy10Board Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 2467
Last post December 23, 2015, 11:23:19 AM
by SomaliDoc
Su'aal: Naasaha oo culeys noqda cudur miyaa?

Started by Malinda NassahBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 3946
Last post October 05, 2015, 11:55:17 AM
by SomaliDoc