Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Bakin soda, faxiso ama qamiirka?

(1/1)

Maxamed Cali:
ASC Dc waxaaan u baahna inaad wax iiga sheegtid dhibtaaada ka dhalan karta isticmaalida bakin soda ama Faxiso ama qamiiriso iyadoo jirka la marinayo ama ilkaha lagu dhaqanyo si ay u cadaaadan waa maxay dhibka ka dhalan kara arrinkaaas

SomaliDoc:
Su'aashaan horay ayaan uga jawaabnay ee halkaan ka akhriso: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5798.0

Navigation

[0] Message Index

Go to full version