Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Waa 20 jir, hadalkiisane lama fahmi karo?
(1/1)
The_solver:
dr waxad iiga jawaabtaa cilada ilmo aan korniinkiisu fiicnayn markii hore hadalkiisana aan la fahmi karin xitaa isagoo 20 jir gaadhay?
dubka sare ee jidhkiisuna uu qalayl yahay cidiyaha iyo ilkahana abnormal ayay u eeg yihiin, hada waa nin wayn.
SomaliDoc:
Waxay ku xiran tahay xanuunka nuuca uu yahay in la ogaado, ma mid uu ku dhashay baa, mise mid isagoo wayn ku dhacday, hadalkiisa siduu ahaa markii hore, ma hadalkaa ka soo daahay markii hore mise cillad dhinaca dhawaaqa ayaa jirta? waxaa loo baahan yahay faahfaahin badan si talo laguu siiyo.
Navigation
[0] Message Index
Go to full version