Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Waxaan soo toosaa anigoo cabbursan?

(1/1)

Tamara:
Asc, dhaqtar.
Qof markuu seexdo soo toosayo asagoo cabursan laba sanba xidhan ama mid xidhanyahay  mar marka qaarna xumad u raacsanatahay, ciladaas maxay noqon kartaa? Thnx.

SomaliDoc:
Xanuuno badan ayaa keena in qofka isagoo cabbursan soo tooso, waxaa ka mid ah xanuunada ku dhaca sambabada iyo dhuumaha hawada qaado, sidoo kale wadne xanuun hadduu jiro. fadlan la xiriir dhakhtar si feeraha lagaaga dhagaysto, wixii baaritaan aad u baahan tahayne laguugu diro.

Navigation

[0] Message Index

Go to full version