Author Topic: Su'aal: Waxaan isku arkay Biyo bax habeenkii ah?  (Read 6308 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Adamu

  • Newbie
  • *
  • Posts: 5
  • Points: +0/-0
Su'aal: Waxaan isku arkay Biyo bax habeenkii ah?
« on: July 02, 2017, 08:02:24 PM »
Asc

Dhaktar waxaan isku arkay Biyo bax habeenkii ah inaga hurda mana dareemo
Sidoo kale mar mar anoo saxaroonaya ayaa shahwadu iga timaada
arintaas ma caafimaad daraa mise waa wax kale oo iska caadi ah.




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Waxaan isku arkay Biyo bax habeenkii ah?
« Reply #1 on: April 27, 2018, 08:03:05 PM »
Waxaa laga yaabaa inay ku hayso cillad loo yaqaano "Congestive Prostatitis" waa barar ku yimado qanjirka kaasoo keenayso markuu qofka jiiranayo saxarada inay shahwo timaado, sidoo kale in biyo-baxa habeenkiina uu bato, waxaa badanaa lagu arko dadka guurka ka daaho ama dareenkoodu si sahlan ku kaco.

Faahfaahinta ka akhriso qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2631.0.html
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal: waxaan hada wax ka bartaa blood vessels, health & blood components?

Started by AbdikaniBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 26284
Last post January 29, 2012, 10:50:28 PM
by Dr.Adnan
Su'aal: "Sixirka" iyo jirada "schizophrenia" ma isku mid baa?

Started by NaaleBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 8
Views: 26951
Last post April 20, 2015, 12:29:25 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Hooyaday oo waayeel ah ayaa waxaan ku aragnay wareer aad u xoog badan?

Started by GantaalBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 25238
Last post November 01, 2011, 10:39:11 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Waxaan rabaa inan halkan idinku so gudbiyo dhowr xanuun?

Started by C.risaaqBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 10087
Last post January 09, 2016, 03:27:06 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Markaan socdo waxaan dareemaa in uurjiifku uu dhaqaaqa joojiyo?

Started by Umu MohamedBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 9724
Last post February 12, 2016, 08:11:39 PM
by SomaliDoc