Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Caloosha kaliya ayaan Ka cayilay?
(1/1)
Abu asad:
Asc wa idin salamay bahda somalidoc dhamatin, tan xigta wa Ku mahadsan tihin sida iskugu xilqanten cawinta iyo tala sinta walalahin somaliyed, alle ajar ha inka siyo
Inta Ka dib, waxa raba Ina idin weydiyo o Isku arkay in calosha I weynaneyso ayado ana jirka intisa kale is badal badan ka daremin, gaar ahaan qeybta sare o calosha Ka sareyso misankeyga Wu u yar yahay marka maxa keni Karo in calosha kaliya an Ka cayilo ayado jirkeyga kale caato yahay maxa se same Kara hada rabo Ina calosha yareyo misankeyga kalena kordhiyo
SomaliDoc:
Waxaad u baahan tahay in la ogaado marka hore inay arintu cayil tahay ama cillad dhinaca caloosha ah sida in dibbiro jirto, caloosha biyo ku jiraan ama wax kale ku soo kordheen, haddii cayil kaliya ay noqoto oo cillad kale la waayo, akhriso qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=7557.0
Navigation
[0] Message Index
Go to full version