Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Fooldiinka maxaa keeno?
(1/1)
Abdullahi Nor:
Ascwr Dr adigoo mahadsan waxaan rabaa inaad iga jaahil bixiso fool diinka dhibaato miyuu keenaa mise faaiido maxaa english ahaan loo yaqaana? Tan kale Dr biyaha ka yimaada hooyada uurka leh marka ay 9 ka bilood gasho maxay ku yimaadaan wax dhibaato ah se ma leeyihiin?
Mahadsanid
SomaliDoc:
Fooldiinku waa xanuun dabiici ah uu Alle ugu talagalay inay hooyadu dareento waxaana la yiraahdaa "False Labor", link-gaan ka akhriso qoraal faahfaahsan oo kuu kala sheegi doono waxay ay foosha saxda ah iyo midda beenta ah ku kala duwan yihiin iyo biyaha aad tilmaantay goorka ay imaadaan iyo macnaha ay ku fadhiyaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=494.0
Navigation
[0] Message Index
Go to full version